ciidanka huwanta
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
ciidanka huwanta
n. phr. combined forces
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
ciidanka_huwanta
de: combined forces Pl: ciidammada huwanta
lx: ciidanka huwanta
ps: np
key: ciidanka_huwanta
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
ciidanka lugta
n. phr. infantry
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
ciidanka lugta
(n) infantry (in-fan-tari)
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
ciidanka ammaanka
m. n. security force
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
ciidanka badda
n. phr. navy
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
ciidanka badda
(n) navy.(neyvi)
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
ciidanka_lugta
de: infantry
lx: ciidanka lugta
ps: np
key: ciidanka_lugta
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
ciidan ka ruqseynta
n. phr. discharge from military service
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
ciidanka_ammaanka
de: security force Pl: ciidammada ammaanka
lx: ciidanka ammaanka
ps: np-m
key: ciidanka_ammaanka
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
ciidan_ka_ruqseynta
de: discharge from military service
lx: ciidan ka ruqseynta
ps: np
key: ciidan_ka_ruqseynta
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
ciidanka cirka
n. phr. air-force
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
ciidanka cirka
(n) air force; the aviation branch of a armed forces; air defense force
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
ciidanka_badda
de: navy
lx: ciidanka badda
ps: np
key: ciidanka_badda
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
ciidanka xoogga
n. phr. armed forces
Hal-Ururka Erayada Maamulka Xafiisyada, Xisaabaadka Ganacsiga iyo Dhaqaalaha (Soomaali-Talyaani-Ingiriis) - Warshadaha Saabuunta Bayl, Qubeyska iyo Mariska [1979]
DIIWAANKA HANTIDA
Registro dei beni
Register of assets
Waa halka lagu qoro hantida guud ee Shirka- daha ama Hay'adaha. Waxaa lagu muujiyaa xaaladda alaabta nooc kasta ah ee Shirkad ama Hay'adi leedahay, waxaana hadba lagu daraa wixii cusub ee ku soo bira, ama waxaa laga saaraa wixii gabooba ama si kale u dhaqan baxa.
Hal-Ururka Erayada Maamulka Xafiisyada, Xisaabaadka Ganacsiga iyo Dhaqaalaha (Soomaali-Talyaani-Ingiriis) - Warshadaha Saabuunta Bayl, Qubeyska iyo Mariska [1979]
Diiwaanka hantida
Inventario
Inventory
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
ciidanka_cirka
de: air-force
lx: ciidanka cirka
ps: np
key: ciidanka_cirka
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
ciidanka_xoogga
de: armed forces
lx: ciidanka xoogga
ps: np
key: ciidanka_xoogga
Qaamuuska Ereybixinta: Barbaarinta Jirka (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1984]
Tartanka Haweenka
Women's Competitions
Hal-Ururka Erayada Maamulka Xafiisyada, Xisaabaadka Ganacsiga iyo Dhaqaalaha (Soomaali-Talyaani-Ingiriis) - Warshadaha Saabuunta Bayl, Qubeyska iyo Mariska [1979]
QIIMEDHINKA LACAGTA
Svalutazione
Devaluation
Waa marka lacag qiimeheed hoos looga dhigo qiimaha lacagaha kale ee adduunka.